Somalia oo laba wadan u kala qo'aday

2 months ago

Maanta waxa sii xoogaysatay in ay soomaaliya noqon doonto laba wadan , kala ah [ Somali , Somlailand].Ka dib markii ay u codaysay in yuahuuda ay khalad ka galeen duqayntii qadar.Waayo yahuudu waa cidd...

Views counter: 25
Syaasadda

Abuuridda shirkadda biyaha somaliand

2 months ago

 Wakaaladaha biyaha ee Somaliland waxa ku dhacay dayac badan oo muuqda, taas oo horseeday in adeegii ay bulshada u hayeen uu noqdo mid kala dhantaalan oo aan lahayn hannaan mideysan. Dayacaas wax...

Views counter: 26
biyaha

Talooyin ku Saabsan Doorashooyinka Soo Socda ee Somaliland 2025-2026

3 months ago

 Sida la wada ogsoon yahay**, Somaliland waxa ay maraysaa marxalad muhiim ah oo doorashooyin goleyaal ah ay foodda inagu soo saaran yihiin. Doorashooyinkani waxa ay yihiin fursad qiimo leh oo bul...

Views counter: 39
bulshada

hormarinta aminga caasimadda hargeisa

3 months ago

Si loo hormariyo sugidda aminga magaalooyinka waawayn waxa la qaadi karaa tallaabooyinkan:1. in  la soo saaro amar ah in meel walba kamirado lagu xidho, hadii kale meelaha mudan , walibana ay noq...

Views counter: 49
amniga

Habka loo hagaajin karo waxabrasha soomaliland

3 months ago

Si aynu u fahano qaabka ay u shaqayso waxbarashada somaliland, waxa waajib ingu ah in aynu dib u jaleecno halka ay ka bilaabatay iyo wadada ay soo martay , hagardaamada iyo kacaakufaka ay soo marayna...

Views counter: 62
waxbarashada